Adeegyada aanu Bixino
Macmiil kusoo dhawoowo LuckyBeauty Adeegyada aanu bixino waxa ka mid ah:
1. Soo iibinta alaabada ganacsiga iyo alaabada shaqsiga ahba
2. Waxaanu kaagasoo adeegeynaa suuqyada Dubai iyo China
3. Waxaad si live ah u dooran doontaa alaabta aad dalbato
4. Waxa laguugu adeegi doonaa sida ugu dhokhsaha badan
5. Waxa laguugu soo diri doonaa alaabada aad iibsato goobta u cayinto ama aad ku nooshey

Ka Adeego Suuqa Dubai
Adigoo jooga gurigaaga ama goobtaada shaqo ka adeego suuqyada dalka Emirate ka sida dubai

Ka Adeego Suuqa Alibaba
Waxa aanu kaa caawineynaa inaad ka adeegato suuqa Alibaba ee wadanka China adigoo gurigaa ama goobtaada shaqo jooga. Si sahlan ku hel alaabta China taala adigoon safar galin.
.jpg)
Ka Adeego website ka LuckyBeauty
Ka adeego Websitka LuckyBeauty adioo jooga gurigaa ama goobtaada shaqo oo u hel alaabta aad iibsatey sida ugu dhokhsaha badan. Waxaad naga heleysaa alaab Jumlo iyo Tafaariiq labadaba.
Fadlan nalsoo xidhiidh hadaad u baahato adeegyada aanu bixino
Waxaanu mar walba kugu soo dhaweyneynaa gacmo furan waxaanu diyaar kuula nahay in aanu ku siino macluumaad dhameystiran oo ku saabsan suuqa aad jeceshey inaad ka adeegato