top of page

KU SAABSAN LUCKYBEAUTY.COM

Luckybeauty.com Waa suuq casriya oo ku shaqeeya habka casriga ah ee ganacsiga internetka dhexdiisa ( eCommerce ) Suuqani Waxa uu ku suurta galinaya in aad ka adeegan karto adiga oo jooga Gurigaaga, Goobtaada shaqo iyo guud ahaan dalka guduhiisa iyo dibadiisaba. Waxa aad lacagta ku bixin kartaa habab kala duwan sida
(ZAAD, eDahab, , EVC, Sahal, Paypal ) ama waxa aad bixin kartaa marka alaabta lagu keeno ( Cash on delivery ), Waxaana alaabta aad iibsato laguugu keenayaa ciwaanka aad ku buuxisid qaybta foomka iibsadaha guud ahaan magaalooyinka dalka oo idil.

HIIGSI

​

Luckybeauty.com waxa ay hiigsaneysaa in ay noqoto online business ka ugu horeeya ee bixiya adeegan ku kala iibsiga alaabaha internet ka gudihiisa. Si uu hiigsigaasi u hirgalo waxa aanu u mareynaa qancinta macaamiisheena, Tayeynta Adeeggeena, Casriyeynta iyo Hal abuur joogta ah. Waxa naga go’an in aan beddelno habkii hore ee dukaameysiga qaaradda Afrika iyo gayiga Soomaalidaba, Si shucuubta afrika gaar ahaan Soomaalidu ula jaanqaado qaababka casriga ah ee dunida horumartey. Waxa aanu mar walba ku dadaali doona in aan ka tayo waanagsanaano, Ka qarash jabnaano cid kasta oo alaabo iibisa se aanu isku tayo nahay.

bottom of page